Posts

Showing posts with the label Arrimaha Qoyska

Hambalyo Shaafici Yusuf Iyo Filsan Yusuf

Image
Gacal iyo sokeeya-ba guurkiinna lagu farax, Guurkiinnu guur khayr, gurigiinnu guri negi guulloow ka yeel

Galmada badan "Dhibaato iyo Faa'iido"

Image
Waxaa la yiri: "Qofka caaqilka ahi waa kan saddex waxyaabood joogteysta, ha yeeshee aan badsan: Cuntada, socodka iyo galmada. Waxa kale oo la yiri:

Jacaylkii xooga ahaa ./.. WQ. Mufakir Warsame

Image
xili galab ayaa DHIDI oo reer garowe ah u timid waxay ka gadatay gaas iyo kibriit madaama

Maxkamadii Camuu Iyo Weji gas

Image
Waa lamaane ku nool banaanka tuulada Beelcawatay ee deegaanka

Hambalyo Meher - Cumar Iyo Khadiijo

Image
Hambalyo Hambalyo  Hambalyo Meher  wacan Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax

RAG MAXAA LAGU RAACAA?

Ragga iyo dumarku way ku kala duwan yihiin marka laga eego sifooyinka la’isku doorto xilliga guurka. Rasuulkeennu ( Sallallaahu calayhi wasallam ) waa kii yiri : (Naag waxa loo guursadaa maalkeeda, quruxdeeda, sharafteeda iyo diinteeda), taasi oo ina tusaysa in maalka iyo quruxdu ay 50% ka yihiin sababaha dumarka loo guursado, ha yeeshee kolkay arrintu joogto ninka isagu doonaya inuu guursado, qiimeyntiisu taa ka duwan.