Posts

Showing posts with the label Barbaarinta Ubadka

BARBAARINTA UBADKA

  (Waxaan qoraynaa waxay hormarsadeen iyo raadkooda: Suurat Yaasiin:10) Ilaahay subxaanahu watacaala qofka uma qoro oo qura camalka uu la yimaado inta uu nool yahay, balse waxa kale oo uu u qoraa raadka uu ka tago kolka uu geeriyoodo hadduu kheyr ahaa iyo hadduu shar ahaa intaba.