Posts

Showing posts with the label Dhibaatada Qaadka

Abukar ha loo sheego, dalkiisuna u baahan!!!

Image
Waxa la yidhi nin ka soo jeeda dalkeena #Somalia ayaa horseed u noqday in dalka ingiriiska #UK laga joojiyo qaadka/jaadka, ma xuma waa sharaf & qiimo u soo hooyatay shaqsi ka mid ah dadkeena