Billowgii Muddo Kororsiga Farmaajo Get link Facebook Twitter Pinterest Email Other Apps By Yusuf Cali - February 08, 2021 Soomaalidu waxay tiraahda labadii xaaraanta ku heshiisa xalaashay ku dirirta. Farmaajo, Axmed Madoobe iyo horjooge Deni waxay ku heshiiyeen Riix Halkaan»
Bedelka Khayre ma wuxuu noqon doonna adeege cusub, mise quusiyaha damaca waalan ee Farmaajo? Get link Facebook Twitter Pinterest Email Other Apps By Yusuf Cali - July 25, 2020 Soomaalidu waxay tiraahda "labadii xaaraan ku heshiisay; xaqna kuma heshiiyaan", ugu dambeyn Xasan Cali Khayre wuxuu ku baxay fudeedkii Farmaajo lagu yiqiin. Saacado yar kadib markii xilka laga qaaday ra'iisal wasaarahii hore Xasan Cali Khayre, Riix Halkaan»
Doorasho Waxaa Ka Horreeya Diyaargarow. Get link Facebook Twitter Pinterest Email Other Apps By Yusuf Cali - July 10, 2020 Distuurka Soomaaliya qodobkiisa 47aad wuxuu qeexaya in shuruucda doorashada u golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya go’aan ka soo saarayo, balse labada jilaa ee Villa Soomaaliya Riix Halkaan»
Duq Farmaajo dulqaad yaraa! Get link Facebook Twitter Pinterest Email Other Apps By Yusuf Cali - April 14, 2019 Soyaalku wuu soo noqnoqdaa, ammin hadda laga joogo 35 gu’ waa 1985tii ayaa waxaa ka dhacay gobolka Togdheer xaruntiisa Burco bannaanbaxyo ciidamada booliiska looga soo horjeedo. Riix Halkaan»