Posts

Showing posts with the label Maanso

Sheekadii GOOD IYO GUULEED iyo mansadeedii

Image
Nin baa bari aroostay Ciyaar iyo mashxarad ka dib waxay isaga iyo xaskiisi Looso galbiyey aqalkoodii isla habeenkii waxa qoyskii cusbaa ku soo guureyey Mas (Good) Balse nasiib xumo maskii waxa uu qaniinay ninkii iyadoon wali juuq la isu oran ninkiina meshii bay naftii kaga haday gabdhii