Posts

Showing posts with the label Mooshin

Keligii Talisnimo Hore Ayaa Soomaali U Diidday

Image
Madax adayg iyo xoog hore ayaa Soomaali u diidday, mana filaayo in xilligan ay Soomaaliya ka soconayso. Ilaalinta dastuurka, dhowrida sharciga, tixgelinta mudanayaasha baarlamaanku waa sharci lagama gudbaan ah.