Posts

Showing posts with the label Siyaasadda

Dowladda Soomaaliya raaligelin ayaa looga fadhiya.

Image
Dagaalka dhanka Siyaasada ee  ‪ SaudiArabia‬  Iyo  ‪ Sweden‬  maxaa geliyey ‪ ‎ Somalia‬  ''Faruurow, Maxaa Berbera ku geeyey? Faduul!'' Bal maxaa Soomaaliya ka galay Sucuudiga

Nolosha Iyo Sharciga Puntland

Image
Guri ku bilowda xaaran kuma dhamaado xalaal, Hal xaaran ahina ma dhasho nirig xalaal ah ayaa Soomaalidu ku maahmaahda, Maamulka Puntland wuxuu ku bilowday xaaran 17 sano wax isbedel ah kama dhicin oo weli xaarantii ayuu ku socda

Kulankii golaha wasiirada ee Twitter-ka & Facebook caqabadda ku noqdeen (sheeko kaftan siyaasadeed huwan oo qosol leh)

Image
Waa kulankii golaha wasiirada miis wareegsan oo ay hareeraha ka tuban yihiin kuraas qurux badan ayaa lagu wada fadhiyaa, waxaa dhulka yaal roog buluug ah oo cagtu ku raaxaysanayso

Xukuumaddaha Saqda-dhexe.

Image
"Xalal maalin ayaa laquutaa" weedhan hadii ay dhagaaha horey uga dhaadhacdey;

Golaha Wasiirada ‪#‎Somalia‬ oo ka kooban 20 Wasiir, Hambalyo.

Image
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke ayaa soo magacaabay golahiisa wasiirada oo ka kooban 18 Wasiir

Faarax waa fariid

Image
Faarax Sheekh Cabdiqaadir, halyeey taariikhda

Arrinta Sanadka: Fashiyoonka "Mooshinka

Image
" Wixi Cusub Caalamka Ayaa Jecel "   oraah caan ah ayaa  tiri.

Dameerkii Boqorka lamooday

Image
Soomaalida iyo Bulshooyinka caalamka ayaa dhamaan ka siman in ay masa-bididdaan xayawaanada

Madaxweynaha Yemen oo macasalameeyey Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalkiisa.

Image
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Yemen Abdurabo mansour hadi ayaa ku qaabilay

Kalsooni kala noqosho ra'iisul wasaaraha Soomaaliya

Ku: Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliyeed  Ujeedo: Soo jeedin kalsooni kala noqosho ra'iisul wasaare Cabdiweli Sheekh AXmed iyo xukuumadiisa Mudane Gudoomiye,

Madaxweyne Xasan Sheekh ''Xaqdhowrka Madaxbannaanida Soomaaliya waa lama taabtaan”

Image
Aniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaan qirayaa

Madaxweynaha Soomaaliya oo u duceyn Umadda Soomaaliyeed (Daawo)

Image
Maanta oo la taagan yahay banka carafa waxaa ka duceeyey halkaasi Madaxweynaha

Cali Akhwaan Oo Nabad ku baaqay

Image
Wasiirka Waxbarashada Puntland Cali Warsame oo ku magac dheer (Cali Akhwaan) ayaa isagoo ku sugan

Cabdiqeybdiid !!!!! 25 waa xiray, 28 waa furay

Image
Walaalaheena   ‪ ‎ Puntland‬   Arrintoodu Alamtaara waa soo dhaaftay, Orgigu oohinta ka weyn ayaa la yirahdaa....''

Khudbadii Madaxweynaha Soomaaliya ee Golaha Ammaanka

Image
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay golaha loo dhan

R. W. Cabdiwali: “Go’aanka Bare Hiiraale uu qaatay, waa mid dhiiri galinaya nabadaynta Jubooyinka”

Image
Muqdisho, 30, August, 2014....Xubno ka tirsan Xukuumadda oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka mudane Cabdullahi Godax Bare, oo ay ka mid yihiin Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka

Aaway Sharaftii Ciidanka Soomaaliyeed

Image
Bahdil ka weyn miyaa jira adigoo dalkaga hooyo ku sugan sidaan ha lagu galo

Aaway isbedelkii ?

Image
Runtii marka aad sii dhab ah u fiirso sawwirka AminArts ka suubiyey xaaladda

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Cambaareyn muhiim ah loo jeediyay

Image
BAAQ CAMBAAREYN AH! Wasiirka warfaafinta

Jinni Boqor ''Dowlada Adigu aad Mayarka ka tahay, Madaxweynaheeda iyo Siyaasiyiinta waxaa laga rabaa Raaligelin

Image
C abdi Cabdulle Siciid oo loo yaqaano  Jini Boqor ayaa isagoo ka hadlaya xafladii soo dhoweynta Guddoomiyaha gobolka Banaadir ee dalka Sweden waxaa