Posts

Showing posts with the label Somali Galbeed

Waa Kuwew Mucaaradka Mustafa Cumar?

Image
Qof ehelkiisa la xasuuqay, kuwa gabdhahoodii hortooda lagu kufsaday, qaar xabsi ku xirnaa muddo dheer, kuwa oontii laga jaray, iyo kuwa hadalba loo diidday, maanta waa

Cabdi Iley iyo Quursiga maxaa isku xiray?

Image
Waxaan dhihi karaa waxyaabaha keliya ee aan ku ammaani karo maamulkii Cabdi Maxamuud Cumar (Cabdi Iley) waxaa ka mid ahaa aroosayadii qarniga ee loo sameeyey dhallinyaro ka soo kala jeeda beelaha la haybsooco iyo kuwa wax haybsooca.