Posts

Showing posts with the label Somaliland

Taariikhdu Ma Duugowdo

Image
Waqti haatan laga joogo 46 sanadood gaar ahaan 1975-kii waxaa abaar ba'an oo loo bixiyay abaartii Dabadheer ay ku dhufatay Soomaaliya gaar ahaan gobolladii Waqooyi iyo Bartamaha Soomaaliya.  Waa loo gurmaday Waqooyi, dadkii dhibaateysnaa ayaa lala gaaray gurmad deg deg ah, Raashin, dawo iyo dhar, intaa looguma simine dhammaantoo dadkii dhibaateysnaa iyo xoolihii yaraa ee noolaa ee u haray ayaa baabuur waaweyn lagu soo daad intii ka hartay ayaa la soo daad gureeyay oo la soo raray 18-kii June 1975, waxaana la dejiyay deegaannada Koonfureed, gaar ahaan Bu'aalle, Sablaale, Kuntuwaareey, Baraawe, Cadale, Danwadaagta Dajuuma iwm.   Martidaasi dhibaateysnayd waa loo soo dhoweeyey si heer sare ah, waa loo mashxaradayay, dhulal baa la siiyay, webiyada hareerihiisa ayaana la dejiyay, kuwii beeraleyda ahaa beerashada ayaa la baray, beerro webiyada ku dhowna waa la siiyay, kuwii kalluumeysatada ahaana waxaa la geeyay dhanka xeebaha, kalluumeysigana waa la fahamsiiyay, waxaana la siiyay do

Gabooye/Midgaan/Boon Ma guurbaa ka maqan mise caddaalad?

Image
Ninna ma odhan khasab ha lagu guursado wiilasha ama gabdhaha Gabooye, Boon, Jareer I.w.m. balse haddii gabadh laga soo doontay ama wiil iyo gabar is-calmaday aad khasab ku kala kaxaysid adigoo fiirin qabiilka wiilka ama gabadha sow taasi dembi maaha?, Soomaalidu intooda badan waa dad isu guursada xigaalo iyo qaraabo i.w.m. qaba'iilka aad hayb-sooca ku samayseena dabcan maaha kuwa guur idiinka tuugsan ee waxay idiin weydiisan oo keliya markii la idiin baahdo inaan dembi laga dhigin guurkooda. Sidoo kale waxay idiinka doonayaan waa inaad u oggolataan xaqqooda saamiga awoodda madama ay yihiin sida aan annigu aaminsan ahay dadka Soomaalida ugu tiro badan, iyo inaad shaqooyinkooda iyo hibooyinka Eebbe siiyay ku ixtiraamtaan. Dalalka Galbeedka ee aan ku nool nahay shaqooyinka dadkaasi carruurtooda yaryari aqoonta u leedahay iska dhaaf waayeelkoode jaamacaddo iyo iskuulo farsamo gacmeed ayaa loo raadsada. Innaguna halkii aan ka faa'iideysan lahayn ayaan ceeb uga dhigayna, ku aflagaada

Somaliland ayaa 26kii June 1960kii xornimo qaadatay waa been fakatay.

Image
26kii June 1960kii waxaa Hargeysa laga taagay calanka Soomaaliya. Ingriis wuxuu hore ugu wareejiyay dhul badan oo ay Soomaali leedahay Xabashida. Dhulkaa waxaa u dambeeyay Howd oo uu wareejiyay 1954. Reer Waqooyi waxaa gashay cabsi weyn oo ah armuu adinkana idin raaciyaa Itoobiya.  Odayaashii Waqooyi wexey u gudbiyeen maamulkii Ingriiska codsi ah in loo oggolaado iney ku biiraan walaalahood Soomaaliya ee xornimada qaadanaya 1da July 1960ka taa oo hore loo sii iclaamiyay, wexeyna dalbeen in aan laga reebin walaalahood.

Gobollada Waqooyi oo ka soo baraarugay riyo-maalmeedkii

Image
Waxaad moodda in maamulka gobollada waqooyi (Somaliland) soo baraarugay, kadib ku dhowaad  30 soddon sannadood oo been iyo khiyaali lagu maweelinayay dadka rayidka ah. Muuse Biixi Cabdi horjoogaha gobollada waqooyi wuxuu Addis Ababa kulan kula yeeshay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra-iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiye Axmed. Inkastoo aan faahfaahin rasmi ah laga bixin kulanka, iyo wixii looga hadlay haddana hadalka ka soo yeeray guddoomiyaha gollaha guurtida gobollada Waqooyi Saleebaan Gaal, wuxuu caddeyn u yahay dhammaadka riyo-maalmeedkii beesha Isaaq.

Qirashadii Abgaal ee gows buuxsiga iyo Cafis dalabkii Gaas.

Image
Waxaa tan iyo shalay la hadal hayaa, qiraalkii wasiirkii hore ee wasaaradda boostaha iyo isgaadhsiinta maamulka Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal

Coldoon Ma Ka Mudnaa Cagjar Xabsi?

Image
Inkastoo deegaanka Soomaali Galbeed isbedel maamul ku yimid haddana waxaa muuqata in weli dhaqankii Itoobiya

Alkoolo Iyo AlItixaad Sidee Ku Heshiin Doonnaan?

Image
Dad badanbaa iswaydiin kadib markii Axmed Karaash loo doortay madaxweyne ku xigeenka Puntland, sidee ku heshiin doonnaan Axmed Karaash oo ah nin caan

Somalia : Will Somalia Survive the Ordeal ?

Image
We, Somalis, share language, culture, religion, and ethnicity

الدولة الصومالية الحديثة… إلى أين ؟

Image
هل فعلا نحن على وشك عودة صومال موحد يقوم بقدميه من جديد ؟ أم هل يوجد هناك ما يمكن وصفه بالدولة – بالمفهوم القانوني – في الصومال

Madaxweynaha Soomaaliya oo u duceyn Umadda Soomaaliyeed (Daawo)

Image
Maanta oo la taagan yahay banka carafa waxaa ka duceeyey halkaasi Madaxweynaha

Galayr oo ku dhawaaqay Wasiirada maamulkiisa

Image
Madaxweynaha Maamul goboleedka Khaatumo State, Prof Cali Khaliif galayr ayaa ku dhawaaqay golahiisa wasiirada qaar ka mid

Addoonsigii Talyaaniga Ee Hurdiyo oo Puntland ka mid ah

Image
Deegaanada Puntland intaa badan dadka ku nool waxay ku sheegin in gumeystahii Talyaanigu sii weyn u bahdili jiray dadka

Faysal Cali Waraabe ''Reer Muqdisho yaan la idiin khiyaameyn''

Image
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sii kulul u weeraray Maamulka Garoowe

Boorama ayaa lagu qabtay nin dhark dumarka xiran (Muuqaal)

Image
Magaalada boorama waxaa lagu qabtay nin ku lebisan dharka dumarka, Ciidanka magaalada ayaa qabtay

“Yes, My Son Has Joined ISIS” Eng. Feisal Warabe

Image
The chairman of the Somaliland opposition party of UCID Eng Feisal Ali Warabe has acknowledged that his son is now a member of the Islamic

Faysal Cali Waraabe oo wiilkiisu Daacish ku biiray

Image
Faysal Cali Waraabe waxaa u Qeybta Afka Soomaaliga ee Idaacada BBC  u xaqiijiyey in wiilkiisa Sayid